VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cishqi - Lyrics

marka hore marwaantiyo masawaada faraxiyo muxibada riyaaqa le waa mid lagu yaqaane cishqi kuu maleegtana malaataba ma waayee maalmo waxaan dareemoo mudo kale i daayaba ma naxoo jacayl ku saarnaa mudada badan kugu meeri isagana kasoo maqan ee mar dhadhami qadhaadhiyo tuu yahay macaanba waad muraysatee mililicada guurkiyo muxibada dareenkiyo intuu joogo meel dhaw maro looma waayee madi waxay u darantay marka shalay adoo nacay maanta uu keenaa ee aad maarmi waydaa ma naxo jacayl ma jeclayn waxyeeliyo inaan ma hadho gaystee marlaybaan danteediyo ilayn maanso dhuuxine isagaa malaha garan hadii aan ka magansado dhibtaan ka mutay caashaqa ma yaqaan tudhaalee ma naxo jacayl
Queue is empty
-- / --