VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen caashaq - Lyrics

labadii dareen duruusaha jacayl ku dakayn jiraa isku daray nasiib labadii dantood kolna aan dayacin iska xigay dadka danahood hirgalay labadii da'dood dunida dhamaan iska doortayba isku daray nasiib aa labadii daryeel amaal khaalay ku darsatay dadaal amaal khaalay ku liq qaadayoo duni farax gala
Queue is empty
-- / --