VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka hantaqada ka daay - Lyrics

waxbadanbaan hogo tusaale hoos iyo dulbaan ugu idhoo meel kale aan u heelanaa bal taydana aan hinjiyoo naftayda mar aan hulado heerarta suugaanta galo sidii aan bus ahay in badan hoos wax loogu shubin tahay waanada hadee bal aan heesaha ku dayo hadhkiyo labadiisa galin habeenku way is riixayaan aduuna hawli kama dhana intaad hiigso leeday hoheey mawdkuna uu hareer socdaa gabtuna mooyi gooray noqon waxaan heedhe aan ku idhi ama se hooy aan ku idhi hagaaga lama daadiyee jacaylka hantaaqada ka daa ha noqon heeryadiisa cune hubsiino ayaa la yidhi halbaa lagu doorsadaa waxaanad hayn adoo ka hadhaa haboon habaar qabe ha noqon hanfada sida haada lala inkastuu dhaadhacay cidnaba abaal u hayn habluhu waa walaalahaa haweenku sida hooyadaa horaadka ku jaqsiisayoo iyadaa hada lagama galo kalgacayl hubuq laguma rido dadka ruuxii ku handada ase hagaaga jecel iyaga waa lagu hirta hayeba qalbiga u dawa ah
Queue is empty
-- / --