VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ogsoonow cover - Lyrics

Ogsoonow, eryadaan ku leehiyo Uurkuna ku haay, axdigaa inoo yiil Afka waxaad ka sheegtaa Arimahii dhaxdeeniyo Isha waxaad ka diidaa Nin aduunyo kugu sabba Adkeeyoo, Adkeeyoo Ayaantaynu leenahayiyo Way imaan waqtiguye Samir ila ogoow! Haddii EEBE igu simo Ama iilka la'ii dhigin Ragga aynigaaga Adaan kaa ishaartoo Uurka kugu haayaa Sida ubaxa Ama roob aroor yaal Dadka oon iyo haraad qaba indhahayga deeqdee Sideen kugu iloobbaa Irmaanee, heedhadii galkacalkoo Eediyee ku raacinee iidhigo abaaloo Taladeena ugubka ah Ilinku ubaneeyoo eediye yee ku raacinee Irmaanee galkacalkoo Adkeeyoo, Adkeeyoo Ayaantaynu leenahayiyo Way imaan waqtiguye Samir ila ogoow! Dayaxii iftiimiyo Ilayskii cadceedoo Mid kaloo arkoodaba cabdoo Indhahayga saaraa kuma arag aduunkee Sida ubaxa Ama roob aroor yaal Dadka oon iyo haraad qaba indhahayga deeqdee Sideen kugu iloobbaa
Queue is empty
-- / --