VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wajiyaal is xasuusta - Lyrics

wajiyal is xasuusta indha aan kala waarin laba aan isba waayin laba aan kala weecan wadnayaal is jeclaada wadku daaya nagaada dawadeena asqayna oo wadaaga xanaano inagay isku wacnayne maxaad iiga wareegtay walbahaarka jacaylka sida wayraxa geelu ilmaha ugu wareegaan kuugu weehanayaa hadii aad wakinayso ood ka wiiqantay dhuuxa wadhi caashaq ku raacday wadka maan ku dhigeene inaga isku wacnayne maxaad iiga wareegtay
Queue is empty
-- / --