VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanadaydiyee - Lyrics

haradaydiiye ta aan laabta ku hayaaye hablaha da'daadana midi ugu horeysay waan haajirayaayo hoy kale u jeedan safarbaa i hayoo himiladiisu ay tahay sida ugu hoygeela hir caleen leh iyo doog asaageed uga horeyn lay yaan hamigaa lagaa xadin laguu hayaamin meel kale axdigeena sii hay hurdaaye ha noqon hamadaydiiye hamigaagu yay galin intaa duni hatsanayso inan haabsasho inan kale
Queue is empty
-- / --