VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl ehel maleh - Lyrics

Axdigi iyo kalgacalkii Cashaqii ibraasaday adaa araxda gooyoo meel dheer ku aasee (2x) Alla deeqda bixiyoo Uumiyaha Irsaaqoo ifkana laguma waaroo tayo maleh aduunkiyee (2x) Ogow nabsi amaah ma leh Jaceylkana ehelow ma lah (2x) Hadey kula ahaatay inaaad ayd iga galin ololkiyo dhibkaa qabow adigaa horseedee ololkiyo dhibkaan qabow adigaa horseedee (2x) Ifka kaaha arooryaay ubuxii u nuuray adaa ka owday ilinki abaarta noo horseedee (2x) Ifka lagama quustoo samir lama iloowbee adaa ka owday ilinki abaarta noo horseedee (2x) Ifka lagama quustoo samir lama iloowbee araamidad igalisoo kugu noqotey urugee Ogow nabsi amaah ma leh Jaceylkana ehelow ma lah (2x) Hadey kula ahaatay inaad ayd iga galin ololkiyo dhibkaan qabow adigaa horseedee ololkiyo dhibkaan qabow adigaa horseedee (2x) ololkiyo dhibkaan qabow adigaa horseedee (3x)
Queue is empty
-- / --