VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylkeyga ma taagmo - Lyrics

In jacel la tirin karin Oo lala tartami karin Waxa iga tusaala Kaad adigu jeceshahay (2x) Gorteey timaadoo boqolkiiba taban qof moyee indhaha ku siga badan (2x) Nolol kuma heshiyaan dadka mawada tix galiyaan caashaqu ku toos ma leh (2x) Jaceylkeygu ma taagmoo wuu talaabo dheeryahey todabaadba meel buu tamashleeynayaa (2x) Wuu taxaabaa taxaaba waa cudur kale u keen Rabow yuu nagala tagin (2x) Labadii is qabatee qalbigooda istaabtee Illaah ugu taagee (2x) Illaah ugu taagee (4x)
Queue is empty
-- / --