VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacadkaan dhiganay - Lyrics

inantaan jeclaa inantaan jeclaa adigaa adigaa aawadaa uliitaa qalbiga uurkiyo jirkaba adigay kuu liicayaan laftiyo horaadkuba intaa aday kuu silcayaa wacadkaan dhiganiyo axdigaa maad iloobi maad iloobii ha iloobin gabadhaan jeclaa gabadhana jeclaa maankayga maankayga qaaday gabadh yahay qalbiga uurkiyo jidhkaba adigay kuu liicayaan naftiyo haraadkuba intaa aday kuu silcayaa wacadkaaan dhiganiyo axdigaa maad iloobin maad iloobi ha iloobin maad iloobi ha iloobine wacadkaaan dhiganiyo axdigaa maad iloobin maad iloobi ha iloobin maad iloobi ha iloobine
Queue is empty
-- / --