Heesta Aar libaax - Lyrics
Geesiga guusha
Ka guuxa bir bir
Libaaxa aarka
Asal reer xamar
Bixiya amarka
Waxaa kugaliya
Jawi ah argagax
Amarka bixiya
Wuxuu ahaa qabta
Garaaca this is only
Waa hordhac
Waxaan tijaabiyay
Hal madfac tasina
Waxay kugu noqotay
Maroor dilaac
Hore iyo gadaal
Oogadaada waxaan
U yeelay dil dilaac
Waxa kugu furan
Waa walaac waxaas
Ujeedadana hilaac
Ma ahandee ciyaar
Ciyaar waryaa bajaq
Bajaq adaa dalbaday
Madfacaanee ha ilmayn
Is adkay niga hajaraynin
This why today waxaa
Tahay dhibane dulmane
Waxaa wadaa waa
Qaylo dhaan ani
Waxaa sugaa only
Waxaa sugaa only
Waa adaam waxaa
Ku feentay maalin
Cad kaa keenay
War cad taasina
Adaa ka ah markhati
Geesiga guusha
Ka guuxa bir bir
Libaaxa aarka
Asal reer xamar
Bixiya amarka
Maalin nigas waxay
Kuu wadaan qabriga
Jooji jooji shig shiga
Bilada iisaar gacanta
Anaa kala soo dhex
Baxay dee holaca
Markale madfaca
Karbaash kaaga
Dhigaa dharka
Xisaabta buuxso
Waxaa ku sugaa
Waa goriloos waxad
Soo doonatay halista
You wont my bolls
You want test it
Gacanta hoorso
Aan kuu saaree
Sidii carabka then
Waxaa kaa jaraa
Garabka kaa xiraa
Madaxa waa balan
Inaan la arkin araga
Oo aan tiro magaca
Kugu dhiibo riyada
Qarow qarow waryaa
Wadow tibirtiiyaa
Waa wadaa muran
Dadka ma oga
Miyaa inaa tahay
Dee fajisto labeeb
Ah ceshan karin
Dhareerka dharerka
HH
Geesiga guusha
Ka guuxa bir bir
Libaaxa aarka
Asal reer xamar
Bixiya amarka
Dj buulo on the
Line my brother
Bads 9le on the
Roof niga this shit
This is on your
Head ne aan arko
Marka meeshaa
Gasho HH