VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ablah - Lyrics

Bartan maaha banaadir Bartay tagto boqortooyo Kuwa kale waxay U yaqaanaan madaxtooyo Boolo lama helo xadhgooyo Iigu imo leejo amarkaygana Waa hala toogto Hadaa kentana waa boojoo Waxan kuu kordhinanaa Baleejo Ka dib waxaan kugu Bixinaa beenso Waxaan kugu bixinaa Beenso Waryaa goon goon Kadaa raadkayga Copy copy Hadii kale roob kaaga Dhigaa sida roobkii Boolo waan ku baakimaa Ka dib waxan kugu Bixinaa Beenso Ka tag meesha Waxa tahay samaan heeso Waxaan wataa beenso Aan lahayn raadkoo Kuwa buuqa way bukaan Ha la toogto Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Babydaada waxay tidhi Jeazy coming cuse me Ana waxan dhahay Waxan nahay buzy Because ma ihi lazy Ma sameeyo only heeso Waxaan sameeya Sidoo kale beenso Iga daaya buuqa Hadii kale waxan Kugu tumaa baakoo Waan aqaanaa Sidaado kale oday dhoor Markaad aragto Meelahana is xoor Markaan soo laabtana Intaan fasaxa ku jiro Adiguna seexo seexo Because ani iyo Familkayga boqortooyo Aniga boqortooyo Heerkan waxaan ku gaadhay Familkayga ducadooda Iyo faniskayga farxadooda Farxadooda Magacayga in the history Sawirkayga industry Like a milatory Orod iga raadi In the limbory Inta buuqaysay Way bukaane Ha la toogto Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Waxan wada maaha Karbaash niga Ani garbahayga waxa Saaran waa garaadto Waxan wada maaha Karbaash niga Waxa saaran garbahayga Waa garaado garaadto One two niga last do Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Waxaan ku jiraa ugaarsi Buuraha korkooda Ama sowlja sowlja Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa Heey ablaa ani waxaan Kugu amraa fartaa
Queue is empty
-- / --