VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Markaa soo galo - Lyrics

Sanadkan wax cusub Kaama haynoo Waxa kaliya aragnaa Medkoo heesta makarafonkoo Iyo nacamleeye Heesta telephonkoo Iska daaya medka Waan arkaa faydka Haday kibraana Waan karbaashnaa Haday murmaana Waan garaacnaa Boqorka boqortooyada Mar kaleeto Anaa qaada heesoo Waxa kale faysoo Waa dalabka imaaday Ani faniskaygoo Muuqaan dad mayd yaala Kawa warama yawigah Musigayga kaalay laab Nolashayda waa tik tok Muuqaan dad mayd yaala Kawa warama yawigah Musigayga kaalay laab Nolashayda waa tik tok Taageerahayga Waa sida hooskayga Waxay ii dhiiri galiyaan Sida milatari Waxay iila taliyaan Sida aan u daalin Ila soco raabkayga Wax ka baro Hadalkaygana oday Dhagaha u furo Muhiimada si wacan Iila garo Weelka henitaab Iiga imo garac Waad ogtahay Ani kama helo gardaro Good bross waa maseer That is way i'm Looking nice Waliba ina iis Wadiwa for a beth That is way Next call saassomali or A mather next We do so much Text dawlah We do so much Text iniga Muuqaan dad mayd yaala Kawa warama yawigah Musigayga kaalay laab Nolashayda waa tik tok Muuqaan dad mayd yaala Kawa warama yawigah Musigayga kaalay laab Nolashayda waa tik tok Look at me aniga Haaralaay I'm dealing biger Thinker ayou never know He speaker than you You can never paly The game out play niga Watch how to do niga Watch me rolling niga I know you cal me Boqorka boqortooyada Cause you know It what to do How to roll niga Muuqaan dad mayd yaala Kawa warama yawigah Musigayga kaalay laab Nolashayda waa tik tok Muuqaan dad mayd yaala Kawa warama yawigah Musigayga kaalay laab Nolashayda waa tik tok
Queue is empty
-- / --