Heesta Bakool - Lyrics
Bisha bukoon lahayd masaabirtee
Lamaba guur bartamaha
Kama soo baxdee
2×
Bishina waa laga baantaayee
Beentana waa lagu baaba,aa
Bishina waa laga baantaayee
Beentana waa lagu baaba,aa
Qaranimaa bari lagu baxsadaa
Haday bashaash maanta ku joog
Qaranimaa bari lagu baxsadaa
Haday bashaash maanta ku joog
Ii sooo buub ii soo buubee
Baalo la,aaneey
Boga isaaree
2×
Adaa baashal iska leh
Beerta u joogaa
Adaa baashal iska leh
Beerta u joogaa
Inaan ku baalmarinaa
Bartay nacahee
Ha baqineey barni
Baybal bar kaa jooge
2×
Barasho waa halkoo bariyee
Nasabna waa boqol maalinee
Barasho waa halkoo bariyee
Nasabna waa boqol maalinee
Biyo i baado haysaninaa
Baahidooda kaa baradnee
Biyo i baado haysaninaa
Baahidooda kaa baradnee
Waa u bislaadee
Ani waa u bislaadee
Isbiisigaydhee
Iyo inaan baxoo meel
Barniyeey balantii
Laheey ma baaqaninee
Barniyeey balantii
Laheey ma baaqaninee