VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bayaha - Lyrics

Baryahanba arinbaa iga siya Sun iyo oonbaan qabaa Sirtaydiibaa baryahan Samada lagu maalayaa 2× Saakii ku xidhnaa wadnaha Saaxiiboow maxa xalibay Taladii aan wada saxniyo Maxaa samirkii ki dhacay 2× Malaha waa lagu sitaa Sudaarada ha iga qaban Safkiyo ila gaadh wadnaha Axmasow seexoo ha kicin 2× Sadku markuu samaa Saadaashuna ii wacnayd Adigoon cidla i simayn Sootaad bogay ku siday 2× Saakii ku xidhnaa wadnaha Saaxiiboow maxaa xalibay Taladii aan wada saxniyo Maxaa samirkii ki dhacay 2× Malaha waa lagu sitaa Sudaarada ha iga qaban Safkiyo ila gaadh wadnaha Axmasow seexoo ha kicin 2×
Queue is empty
-- / --