Heesta Beled iyo baadiyo - Lyrics
aka dhibaatiyo
bulshada dhamaantod
kii kuso bursade
iguu beer nugu waye
barashadiisa bogay ku tale
wuu i baaniya
baltirmaamedkii jacayl
iyo bakool ka so burqanaye
baxsana wiilku baxsana
beer wanaag baxdee
waa bushaare loo baraarugo waye
barbaxna noo noqotaye