Dharaar iyo habeenkii hurdo kama
Dhaga siiyo nafta dholadadeey
Usii dhago adeegtaa ane
Dhabar jabkeygaa malaha
Waad ku dharagtaa…..2X

Balantii dhaxdeeni iyo axdi geenu
Dhiganee dharti iyo kitaabkii
Dhowr baan lahaayey
Dhowr baan lahaa yee…..2X

Waxaan waxaan heedhe waxaan
Dhowrayee sugaayee dhaxan
Reebka canshaqaa
Dhaxan reebka canshaqaa
Ma dhibatadan baa…..2X

(((BOGGA LABAAD)))

Dharar taan wax huwanaa
Igu dhararsan anigee sida
Dhiirta qorigaan ayadan dhakolaa
Dhaxanti iyo duurka aawadaa
Dhex meerayey….2X

Balantii dhaxdeeni iyo axdi geenu
Dhiganee dhulkii aad xareeqdi iyo
Dhowr baan lahaayey
Dhowr baan lahaayee…2X

Waxaan waxaan heedhe waxaan
Dhowrayee sugaayee dhaxan
Reebka canshaqaa
Dhaxan reebka canshaqaa
Ma dhibatadan baa….3X )))

Lyrics by Dayran omar

Exit mobile version