Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo
Daaisha wada aha
Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo
Daaisha wada aha

Dabeel miriba soo dardaray
Dambar meel u yaalo
Tii darta leeyahay

Doobnimaday markaan dadoodnee
Darsinaa lahaa markaan dadoodnee
Doobnimaday darsinaa lahaa

Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo
Daaisha wada aha
Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo
Daaisha wada aha

Dabeel miriba soo dardaray
Dambar meel u yaalo
Tii darta leeyahay

Doobnimaday markaan dadoodnee
Darsinaa lahaa markaan dadoodnee
Doobnimaday darsinaa lahaa

Exit mobile version