1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
qalantoo bulsho
oo dirirtoo
daaisha ooda
dameer miray
masoo dardaree
dambar meel yaliyo
tii dateda leyahay
doobnimadeena
ma ka dadoone
deeqsigan lahaa
qalantoo bulsho
oo dirirtoo
daaisha ooda
dameer miray
masoo dardaree
dambar meel yaliyo
tii dateda leyahay
doobnimadeena
ma ka dadoone
deeqsigan lahaa