Dadba labadi iskugu jeclaa
Danayste iyo xaasidbaa
Dagaal weyn kula jiroo
Intaa waxay doonayaan
Mid loo kala dilee

Jacaylku wuxu ku dumoo
Ayaan ka dardaarmayaa
Dulqaad waligaa lahow
Jacaylku wuxu ku dumoo
Ayaan ka dardaarmayaa
Dulqaad waligaa lahow
Dadkii dad liqiba laa yidhi
Dulqaad dulqaad dulqaad
La iskaga tagaayee

Dadab kugi gambi lahaa
Gayankii is dooran lahaa
Dadbaa ugu daw galoo
Waxay ku dadaalayaan
Sidii loo kala diri lahaa

Jacaylku wuxu ku dumoo
Ayaan ka dardaarmayaa
Dulqaad waligaa lahow
Jacaylku wuxu ku dumoo
Ayaan ka dardaarmayaa
Dulqaad waligaa lahow
Dadkii dad liqiba laa yidhi
Dulqaad dulqaad dulqaad
La iskaga tagaayee

Exit mobile version