1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Wax badan baan sugaynay
Fanaanadii codka baxasaney
Iyo fanaankii codka
Halaasiga ah lahaa
Oo kala ah :
Jihaan jalaqsan &
C/risaaq caabi
Waa albumkii xalay
Waa music sheikh cabdi sheekaale
Waa farsamadi studio gaaloos
Dhanka soo saarista albumkan
Waa gudoomiya safari sob