VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylkaan ka baqayaa - Lyrics

boholaha jacayl nin badwayn dhex galay siduu uga baxaa anoo baygagoo babacyada xargaga buuraha ka koro waa i bidhaansanaaya barbar eeganaayaa igu soo baxaayaa saasan ka baqay a jacaylkaan ka baqaya bilaawaha jacayl nimuu beerka jaray ma bogsoonayaa anoo boogtii qaba nabarkana bogsoon bartuu igu arkaba wuu i baacsanayaa barbar eeganaayaa igusoo baxayaa saasaan ka baqayaa jacaylkaan ka baqayaa
Queue is empty
-- / --