dariska ma ni
jahwareerten
joog dheero
ani ii jimo
kaama jaaste
ma jirta aadmiga
adigo ma jertee
joo adiga joo
ma isjeclaane
garbaha is asaarne
ila jiife ila joog
ila joog ar jog
jilabaha an isa sarne

jismiga anigiyo
leh jaamaalka
jaliilka aniga sidan
ii jamiile
joo adiga joo
ma isjeclaane
garbaha is asaarne
ila jiife ila joog
ila joog ar jog
jilabaha an isa sarne

Exit mobile version