VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Joog Lyrics

Dariskaay manii jahwareertee
Joogdheeroow ani ma i jimawdee
Dariskaay manii jahwareertee
Joogdheeroow ani ma i jimawdee
Kaama jeestee ma jirtaa
Midaa doonay giirtii
Kaama jeestee ma jirtaa
Midaa doonay giirtii

Joog adiga joog
Jano waaye
Adiga ma is jeclaanee
Jilbaha isaar iina jiifee
Iila joog aar joog
Jilbaha isaar iina jiifee
Iila joog

Jismigaan iyo jamaalkaa
Jamiilaa sidaan ii jimee
Jismigaan iyo jamaalkaa
Jamiilaa sidaan ii jimee
Hoos u jeedi ma jirtaa
Midaada tiiri
Hoos u jeedi ma jirtaa
Midaada tiiri

Joog adiga joog
Jano waaye
Adiga ma is jeclaanee
Jilbaha isaar iina jiifee
Iila joog aar joog
Jilbaha isaar iina jiifee
Iila joog


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --