VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kabankii aar maanta - Lyrics

anuunbaa dhalaan sidii ku dhowr dhawri laaye dhaawac halista gaadhiyo dhibta kaa ilaashoo iguna dhamaysay dharaar qudha ismaad odhan dhinaceeda soo eeg dhadhami dhudiiya caashaqa ruuxi dhab kuu jecel dhibta looma quudhee sida ubax dhalaal badan dhaayahaygu kuu jecel wax dhantaala quruxdoo dhagtu diidu ha i odhan iguna dhamyso sida sheekh cilmiga dhiga ayaan kuu dhagaystaa
Queue is empty
-- / --