Naf jacayl turqayoo
Tudhban baan ahayee
Naf jacayl turqayoo
Tudhban baan ahayee

Maba talaab maba taalab
Maba talaabsan karayee
Furi waayihii
Caashaqbaa i taabtee

Ma tilmaan nacaboo
Riiniiga baxee
Ma tilmaan nacaboo
Riiniiga baxee

Maba talaab maba taalab
Maba talaabsan karayee
Furi waayihii
Caashaqbaa i taabtee

Exit mobile version