VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najmaay - Lyrics

Naf jacayl haayaa ma hargashoo Hurdo way nacdaa ma hiigsatee Naxli baa heloo naanaabiyee Nasrigeeda doon haba nurtee Nidar baa galow adaa Nagmaay Nagmaay Nagmaay Nolashaydiyee adaa Nagmaay Ku naawaliyoow kugu nastee Nastee nastee Nolashaydiyee kugu nastee Naruur caashaqee neecaaw dadaa Naso deeq adaa nacabkeena siiyee Naf jacayl haayo ?? Mise waydoow ku naawil baa Niyada iyo qalbiga noolaha dhamaan Adigaa u nimco ahee naxriista siiy nurkeeygiyee Nidar baa galow adaa Nagmaay Nagmaay Nagmaay Nolashaydiyee adaa Nagmaay Ku naawaliyoow kugu nastee Nastee nastee Nolashaydiyee kugu nastee Naruur caashaqee neecaaw dadaa Naso deeq adaa nacabkeena siiyee
Queue is empty
-- / --