Sahal miyaad igu dhaaftee
Saatirkay maa saan i galee
Sahal miyaad igu dhaaftee
Saatirkay maa saan i galee

Isagana inaan sugo
Masalaankaaga waayee
Jacaylkaa ula seexdee

Sey ahaan waayee
Sawirkiis miyaa
Sey ahaan waayee
Sey ahaan waayee
Sawirkiis miyaa
Sey ahaan waayee

Sibir waaye sarmaatee
Si ayeyana waan ku saxiiree
Sibir waaye sarmaatee
Si ayeyana waan ku saxiiree

Sadriga aan ku taag
Seedi ilooba samaatee
Adileen ku sugaayee

Sey ahaan waayee
Suuradiis miyaa
Sey ahaan waayee
Sey ahaan waayee
Suuradiis miyaa
Sey ahaan waayee

Exit mobile version