sahal miyaa igu dhaaftee
saatir miyaa saan igalee
sanad inaan sugo
salaantaada awaayee
jaceylkaa ula seexdee
say ahaan waaye
sawirkii misliiyaa
say ahan waaye
sawirkii ismiila
say ahaan waayee

sibin waaye samaantee
saxan yeey ana wan kuu saxariiree
sadrigaad ku taal
see ku iloowaa samaantaade
adigaa ku sugaayee
say ahaan waaye
maxaa sugayee
say ahaan waaye
suradiis miyaa
say ahaan waaye

Exit mobile version