VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar - Lyrics

Dhalinteenaay good morning Saaka nabad ma ku sok toosteen Jimca waaye dugsi maleh school maleh Darooniga noo bilaaw filin hindiga Heedhe waa jim biibii biibii Game usoo kac Balanteenu waa liin Gabdho inta dabada siibaa Waakukaa soo soco Jaamta ila dheel dheeli Xamar oo dhan adaa u sidataa Wiilasheenaa dunida u sitaa Labiskiyo jooga dheer Dhalinteena ka siman Waa buubaa badaa galaa Xamaraan guul dabaal dagnaa Raboow nagu deeq nabad khatar Oo dunidoo dhan gaadha Kaca kaca kuligiin fadhiga ka kaca Dj heesta kor u qaad Jaamta ku dheel ku dheel ku dheel Khaamta ku dheel ku dheel ku dheel Jaamta ku dheel Ala ani jecliyaa xamar Xukuntaydaa ku duuban xamar Inaan duulo diyaarad raaco Haad i caabee dusha uga dheeroo Ayuu qalbigay ku qaboobaa Ki qaboobaa Damaashaad xamar ku macaanaa Beeraheedu khudrad macaanaa Balanteenu waa liin Gabdho inta dabada siibaa Waakukaa soo soco Jaamta ila dheel dheeli Xamar oo dhan adaa u sidataa Wiilasheenaa dunida u sitaa Labiskiyo jooga dheer Dhalinteena ka siman Waa buubaa badaa galaa Xamaraan guul dabaal dagnaa Raboow nagu deeq nabad khatar Oo dunidoo dhan gaadha Kaca kaca kuligiin fadhiga ka kaca Dj heesta kor u qaad Jaamta ku dheel ku dheel ku dheel Khaamta ku dheel ku dheel ku dheel Jaamta ku dheel Saan saan saan saan waaye Sidii ka dhe sidii ka dhe Sacabkeena siiya wey u dhantahee Sidii ka dhe sidii ka dhe Saan saan saan saan waaye Sidii ka dhe sidii ka dhe Sacabkeena siiya wey u dhantahee Sidii ka dhe sidii ka dhe Waa buubaa badaa galaa Xamaraan guul dabaal dagnaa Raboow nagu deeq nabad khatar Oo dunidoo dhan gaadha Kaca kaca kuligiin fadhiga ka kaca Dj heesta kor u qaad Jaamta ku dheel ku dheel ku dheel Khaamta ku dheel ku dheel ku dheel Jaamta ku dheel
Queue is empty
-- / --