VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awood malaha aadmigo - Lyrics

awood malaha aadmigu waa udub dhacaayoo ruuxna ooli maayee aramidan i haysee uurkayga gubaysaa adoon ii ogaynoo ilmadan iga tirin oon iyo dhibtaan qabo ma iilkaan la galayaa
Awood malaha aadmigo
-- / --