VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daruur caafimaad - Lyrics

maxaa dilay dadkeenii maxaa dumiyay qarankii isku dirayee walaalaha isku duubnideenii maxaa kala dawaafshoo dabka shidayee dhexdeena dulmigiyo dhibaatada shacabkeena daashaday allow naga daweeyoo daruur caafimaado lagu diirsada dibin daabka cadawgiyo diihaalka gaajada waxa noogu sii daran mid danaha gaar wada misna dhexdiisa hadalkiyoo diirkaba uun nagala mida
Queue is empty
-- / --