simaneey ma ogtahay sabankan hablaha kacay
adigaa siraatoo saatir ku dhameeyee
suuradaadan quruxda le baa isoo jiidatoo
sahwi igu abuurtee
samri waayay awgaa anfacadi ka soomee
siday noqonba mooyee adiguna ha sahashan
simaneey waxaad tahay naftu tay la saaxiibto
hurdada salalee adiguna u soo dabac
saablayda oo idil wadnahaad sudhantehee
sina uga go ayninee

Exit mobile version