VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxada - Lyrics

saadaasha fogaatiyo markaan falagiyo wakhtiga faaleeyay dabaylaha daruuraha fooshay iyo cirkaa fooraha wadiyo fur furay fadadka madow miyaan furihii nasrigu rabigu farajkii isiin sidaan filayay u eekayn marbaad iga fara baxdee farxada maalmihii wadiyo soo noqoy wajigii furnaa falaadhaha jacaylka iyo intaan fiixdiisa qabay adaa i fogaynayee allaha faxanbaa markale ikaa fahansiiyayoo maantaba waa ii farxadee miyaan adigoo fayoow ku helin adigoo fasaxan sidaan filayay u eekayn
Queue is empty
-- / --