VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fillosoof - Lyrics

waa filin aduunyadu foosiyo naxdin ahoo inba mid ku fooftaa fikirkaad jeclayda markuu faalku gees maro filan waana kugu dhaca adoo fooraroo madaw farxadii kuu timaada fahma way ku galisaa ala caqligii fayoobaa faylasuuf yaqaanee falsafada xaqiiqda ah ficilsan umuuraha bal wixii maqan ka faalee ragu kala fariidsanoo kala fiiro dheere ha ku faquuqin waayaha ruuxa faraqu madhanyahay ficiis kaas ka gaabshiyo jeebkiisu faaruq yahay marbuu farajka EEBIYO jawi fiican uu helaayoo faqriga uu ka qaadaa
Queue is empty
-- / --