VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halay daydayo - Lyrics

dareenka jacayl siduu dalmarow aniga ii dagay ogow duhur habeen damaybaa anaa dabad mar ku doondonay daydayaya way isaga darjajiyo dugsoonba moon u diirsanayaaye ha la ii daydayo ma dayn karaye dushiisa wadnaha adaa dalmarow ku daabacano adaa dookhiyo qalbiga deeqo anoo daacada ku doondonay ku daydayaya sidii durduriyo daruur curata doogsanayaaye ha la ii daydayo ma dayn karaye
Queue is empty
-- / --