VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hinaase - Lyrics

anoo nabaradii hore la hafeefta oo u nugul hebel sooka naaraha igu huriyay maantana hadimada jacaylkiyo qalbigaygu haaraha ma hiduu u leeyahay ma hubsiimadaan jirin ma hinaasibaan ahay xalay waan hantaaqmee caawana hilaaduhu habeenadi wax saarkiyo ma waxaan la haynbaa anigoo jugtii hore la hagaasayoo naban sowka hooto dhaga lay igu jaray halbawlaha hantaa ruux ka qoomiyo nimaan heedhe ii tudhin ma hoodaan u leeyahay maanigaan hal xulashada
Queue is empty
-- / --