guulastay mrkaan ku doortay
daryeel badanbaad isiisay
dibaad rajo iigu beertay
dartaa noloshaan jeclaaday
waxaad iidaartay laambad
waxaad iinoqotay daacad
waxaad ibartaa duruusoo
dabeecada ii wanaagsan
daqiiqad walba oo idhaafta
jacalkiyo doonistaada
dibaan ujidiidsadaaye
ku nooloow dareemahayga
intaad dacalkayga joogtay
inaan dar alle kifaaxay
dishaydaa laga gartaaye
daa in abid haycidlaynin
waxaad igu deeqday farxad
waxaad iga dayrtay xaasid
waxaad iidhisatay dawlad
dalaan kaligay sareeyo
