VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maamuus - Lyrics

mid ilwaad lahiyo asal dhaladaa maamuus sharafliyo ma huranow muunad quruxliyo muuq haldhaaye hanti iyo maal maankayga deeqo macaankii aduun midaan ka helay maalin iyo layl midkaan daabsho maalmaha badan taan macmuud ka baryayaa mawlaha illaah kaan ku mahadshoo aan midowne kaalay muxibow mahuraaniyo kaalay mudanay marwadaydiyo macaiinkayga noqo kaalay ii kaalay kaa maarmee waykan waykan mudanow kaalay midigtiiyo kaalay kaalay maanko kaalay kaan mudada dheer mawle ka baryow kaalay mid udgooniyo ubax baxayee milgoo dhaqan lihiyo mahuraanow meel joog wacaniyo miliyaan dhaane miirkaygiyo mudankii ragoo mabsuuki faraxa midkii i tustaay meelkastaan joogo midkaan tabayo mar haley dumar idiltaan ka miidhaye muxibiyo kalgacal kaan u maaxdow aan midowne kaalay muxibow mahuraaniyo kaalay mudanay marwadaydiyo macaiinkayga noqo kaalay ii kaalay kaa maarmee waykan waykan mudanow kaalay midigtiiyo kaalay kaalay maanko kaalay kaan mudada dheer mawle ka baryow kaalay
Queue is empty
-- / --