VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi - Lyrics

qalbibaan godlaa gocoshiyo xasuus la go'doonsanaa gaadhbaan idhaa goobtaan rabiyo ubixii gu'yaal gaadmashiyo aduun gadgadoon lahoo waa laga gudbaa ma gumayn naftoo garashana ma dayn naftaan gaar ahaan gees ula faqaa gadood diid idhaa ka galgalo xumaan ha gumoobinbaan godob kaga gam'aa
Queue is empty
-- / --