VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xakamayn - Lyrics

xasuus igu raagtaybaa qalbiga xoog ii ruxdoo sidaan ahay ruux xawilan naftaan xakamaynaya markaan xal raadiyee xagiisa usoo durkaba waxaan la kulmaa xujo hadana kama xaasa dhaco ilayn wax ma xeeriyoo xishood caashaqu maloo jeel iyo xabsi lagu qabtiyo jacayl wax xidha majiro anoo xulan kara dhigay ayaan u xanibanohoo xidhiidhkii kama jaree wanaagbaan xeeriyaa sirteenaan xaasidkiyo xogteena ka dhawraya xumaanta adoo wadaan xantaada wanaajiyaa
Queue is empty
-- / --