VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nooli - Lyrics

noloshayda adaan nabiil kuu hibeeyoo uma nooli ruux kale nabarada kalgacalkee lagu nuday wadnaha bidix ha igu naafinine nuru nuruda hadalkiyo nuukhnuukhsiga iga daa oo aan noqono labadii isu niyad samaadee nafta isu dhiibtee nasiibkooda aayaha ku nageeya caashaqa nidirkii dhexdeenii jacaylbaa igu nabanoo waa nuuni lahashadu nabad iyo naruuiyo nimco iyo barwaaqana lama nici karaayee nonowda iga daa
Queue is empty
-- / --