Heesta Xubi - Lyrics
xurruf xadaarada
xurmada kalgacaylka
xamaasada jacaylka
xaadiibaa i istaagtee
xiriirkaan lahayn iyo
xubigaan wadaagnaa
igu xaalad dheere
adna xaadir ii noqo
xana kaama aadee
haduu calaf na kala xidhin
xurmad aad u wacaniyo
xushmadaad i siisaa
xubi igu beertaye
waad i xiiso galisee
ilayn kaska aduunba
ku xadroonayaa