VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arday baan ahayoo - Lyrics

ardaybaan ahayoo ubixii wadankaan ahayo waxan u ordayaa dugsiyada u aadaa inan aqoon korodhsado dalkayga anfacee dadaalkii la imade alahayow ii gargaar ardayban ahayo iftiinkii arooryan ahayo waxan u ordayaa imtixaan u galaa inaan aabiyo hooyo abaalkoodii gudee dadaalkii la imadee allahayow ii gargaar
Queue is empty
-- / --