VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salaadu waa nuur - Lyrics

Salaadu waa nuur salaadu waaa nuur ninkii wakhtigeeda ooga ninkii guta waajibkeeda ninkii waynaha xasuusta wanaagba u sugnaaday salaadu waa cibaadada ugu wayn alle agtiisee sidii waxyigiyo qur aanka laga wariyay nabigee [csw] aduunyadu waa ayaame miyaad waligaa ku waari adoo lumayoo warmooga armuu wadku ku helaa
Queue is empty
-- / --