VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Soomaa bisha ramadaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Kaalmooy
Soomaa bisha ramadaan

sooma sooma
bisha ramadaan sooma
sooma sooma sooma
sooma sooma sooma
bisha ramadaan sooma
sooma sooma soom
sunadiyo faralka ooga
fuqarada sakada siiya
saqda dhexe alelkii toosa
rabi usujuudoo barya
rabi ua rakuucoo barya
ramadaan ramadaan
ramadaan ramaadan
ramadaan kariim

laka baabu tawbati maftuux
wal qur aanu dawaa u ruux
wacabiirun bilkhayri fuud
fiishari raxmati ramadaan
ramdaan ramadaaan
ramadaan kariiim

codkii Kaalmooy