VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaalaay qaranimo - Lyrics

soomalaay qarannimo ma qabiilbaa qarniyobadan qudha iska jara ma quruxbaa qoloqolo udirirkii qaarbaa qurbaha tagay qaramada midooba waayey qaxooti noqday wixiii qaxar iyo dhibaato dadkeni qaribay dadkeenii kala qubay allow naga qabo adaa qadiree allow naga qabo adaa qadiree allow naga qabo adaa qadiree soomalaay qaranimo ma kharashbaa qori iska dhiga nabad qaata ma khaldbaa qolo qolo udirirkii qaarbaa qurbaha dagayoo qaramada midoobay quud warsadoo qaxooti noqday wixii qaxar iyo dhibaayo dadkeenii qaribay dadkeeni kala qubay allow naga qabo adaa qdiree allow naga qabo adaa qaadiree allow naga qabo adaa qadiree allow naga qabo adaa qadiree allow naga qabo adaa qadiree allow naga qabo adaa qadiree
Queue is empty
-- / --