VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alam - Lyrics

Haa inaabtigayoow aqoon badanoow Adaan ifka kuugu jecelahay Inaabtigayoow aqoon badanoow Adaan ifka kuugu jecelahay Anii ani iyo adiguba Waa arooskeenee ku sii tan ku sii Ala la'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa Adoo I ogoo ogsoonahaybaan Hadana aragaaga doonaa Abshir dheh aamiin tahay dheh Eebe mahadii dheh amaan dheh Amaan jacayl dheh Ala la'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa Haa ugaaskii ragee isoo calmadoow Adaan oori kuu ahaadee ugaaskii ragee isoo calmadoow Adaan oori kuu ahaadee Abshir dheh aamiin tahay dheh Eebe mahadii dheh anii dheh Ilaa xidhkeen dheh Ala la'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa Haa waxaan nahay laba is aaminayoo Is dhaafsaday wacadka Eebe Anii dheh ani iyo adiguba Waa arooskeenee ku sii tan ku sii Ala la'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa La'aantaa miyaan ladaa
Queue is empty
-- / --