aroos wacanooo
haybad quruxoo
aabo noqotee

habeen khadaraa
heshay ducadoo
hanbalyaynee

ninba qayrkiis
aan u helinoo
aabo noqotee

Exit mobile version