VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gamuun caashaq - Lyrics

dunida gabloonshoo wakhtigaa is gurayoow xiliga is gadidayayoo hadba dhinac u guuree caashaqii guyaal badan kugu gooniyaabaa anigana gammuunkiyo igu ganay warmahaa gama,ii hurdada iyo iga jaray gasiinkii gacal iyo sokeeyana uga go,ay dartaayoo cidlaan gaaf wareegaa ii garoow macaanoow waagii soo guduutiyo gabalkii dhacaayiyo gudcur dama alaylkii adigaan ku goobaa gafkaan anigu galay iyo nabsi gaabinayaa gondaahhyga yimidee ha i gawdhin wiilyaw guri aan yagleelnoo nolo guul ka gaadhnoo aynu gaadhnoo guushe gacal iyo sokeeyana uga go,ay dartaayoo cidlaan gaaf wareegaa ii garoow macaanoow
Queue is empty
-- / --