Heesta Raxmad - Lyrics
rucub lulata oo laydhu ay ruxdoo
raandays danbiyo rugma goosi wacan
oo aan ridiyo haraar loo koriyo
ishu soo ridayn isla raacisee
risiqaan ilayn u qoranyiin RAXMAAN
lama raamsadee
kama raysan karoo hadalkuba runtee
naftu kuma rabtee iska raali noqo
simaba ridna oo dumar way is rogaan
hadii inan ragow aad rumaysantiin
ha rixiininaay ra'yigaan qaboo
reer ila yagleel kugu raacayee